Duqa Muqdisho oo ka hadlay barnaamijka Is-Xilqaan ee dalka lagu dhisayo (Daawo Sawirro)

Maamulka Gobolka Banaadir iyo qaar kamid ah Shacabka Caasimadda ayaa olole Nadaafadeed ka sameeyey degmooyinka Caasimadda, iyadoo ololahan uu qeyb ka yahay Barnaamijka Is-xilqaan ee horey ugu dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Ololahan ayaa ah mid joogta ah oo isbuuc walba ay ka qayb qaadanayaan dhammaan Maamulka heer Gobol iyo heer … Continue reading Duqa Muqdisho oo ka hadlay barnaamijka Is-Xilqaan ee dalka lagu dhisayo (Daawo Sawirro)